Ra’isul Wasaare Rooble oo isku dayaya Qancinta Midowga Musharaxiinta

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa wada dadaalo xal loogu raadinayo sidii ay usii socon laheyd doorashada Xildhibaanada golaha shacabka oo khilaaf ka jiro sida ay hada ku bilaabatay. Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay ku dalbadeen in la hakiyo doorashada Xildhibaanada golaha shacabka , waxa ayna musharaxiinta walaac ka muujiyeen … Continue reading Ra’isul Wasaare Rooble oo isku dayaya Qancinta Midowga Musharaxiinta